Accéder au contenu principal

Wararkii Ugu Dambeeyay Shacab Hubeysan iyo Kooxda Shabaab oo dagaalamay

Wararka naga soo gaarayo deegaan lagu magacaabo War-mooley oo u dhaxeeya Degmada Ceelbuur iyo Magaalada Dhuusamareeb ayaa soo sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya Al-Shabaab iyo dadka deegaanka.
Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu salka ku haayo labo arin oo kala ah, tababar la sheegay in ay Al-shabaab doonayaan in loo sameeyo odayaasha iyo dadka da’da ah si ay uga qayb qaataan dagaalada shabaab iyo dilka Lobo qof oo shacab ah oo ay Shabaab fuliyeen.
Dagaalka maanta dhacay ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac oo labada dhinac soo kala gaaray.
Dadka deegaanka ayaa sheegay in Guriceyl la soo gaarsiiyay dhaawaca 2 qof oo shacab ah tiro dhimasho ahna ay jirto Shabaaab iyo dadka deegaanka soo gaaray.
Al-Shabaab ayaa kordhiyay cadaadiska ay u geysanayaan dadka ku nool gobalada dhexe ee Soomaaliya, mudooyinkii la soo dhaafay.
Xaaladda goobihii lagu dagaalamay ayaa hada degan, waxaana Tuulada lagu dagaalamay ee War-mooley 50 KM u jirtaa magaalada dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug

Commentaires

Posts les plus consultés de ce blog

Somaliland : DP World débarque à Berbera

L'accord passé début mai entre le port de Berbera et DP World a été finalisé le 29 janvier 2018 après la visite au Somaliland de Sultan Ahmed Ibn Sulayem, PDG de l'opérateur dubaïote. Le protocole d’accord, confirmé par le directeur du port, Ali Mohamed, porte sur la construction, d’ici à dix ans, d’un terminal d’une capacité de 200 000 conteneurs par an, donné en concession pour trente ans à  DP World . L’opérateur devra débourser 442 millions de dollars (près de 400 millions d’euros) pour réaliser et équiper les 650 mètres de quais. Le dragage (estimé à 500 millions de dollars) et la construction de la route qui reliera le port à l’Éthiopie (pour le même prix) restent à attribuer. Annoncé en mars, le contrat qui prévoit que 30 % du fret éthiopien transitera à terme par Berbera n’a en revanche pas été confirmé par Addis-Abeba

Shirka Wadatashiga IGAD oo Muqdisho ka socda

Mustafaa suxuufi Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda Shirka wadatashiga dalalka IGAD ku midoobey, waxaana Shirkaan looga hadlaayo arrimo dhowr ah oo ku saabsan dalalka IGAD. Shirkaan ayaa inta badan waxaa diiradda lagu saaraya hanaanka xuduudaha dalalka IGAD sidii layskaga gudbi lahaa fiisa la’aan. Waxaa Shirkaan ka qeyb galaya xubno ka socda dalalka IGAD Dowladda Dhexe ee Soomaaliya iyo sidoo kale maamul goboleedyada Wakiilo ka socda. Shirkaan ayaa ka socda xarunta Ciidamada AMISOM ee Muqdisho , waxaana uu noqonaya Shirkaan  kii ugu horeeyay ee noociisa ah ee lagu qabto Magaalada Muqdisho. Sanadyadii ugu dambeeyay dalalka IGAD ayaa dadaal badan ku bixinaayay sidii loo hagaajin lahaa Xiriirka socdaalka ee dalalkaasi ka dhaxeeya
Jalousie maladive : l'amour à la vie à la mort ? HISTOIRE REEL, Je suis devenu solitaire Et je sens une impression le vide en moi Donc j’ai peur, qu’il m’arrive de ne penser personne d'autre que moi-même. Mais quand je me demande (que est ce qu’il m’a poussé cette solitude?) Au fond moi je vois   un homme seul et triste, Et qui n’a pas assez des forces Pour affronter cette évidence Il me faut plus de temps pour avancer. Alors, dans mon esprit il y a un trouble Une partie de mon esprit refuse cette conception de solitude Et il y a une question qui est devant moi Comment oublier mon passer ? Tant qu’à ne jamais dépasser le borne. Mais si j’oublie   mon passer J’ai l’impression que j’ai trahi mes gosses J’ai essayé   de trouver des aboutissements Pour maintenir   l’espoir, Mais mon cœur diminue aussi vite que   ma vie Et il est quasiment d’impossible de reste sans rien faire Il est hors de question   ...