Accéder au contenu principal

Dowlad degaanka Soomaalida Ethiopia iyo jabhadda ONLF oo uu wada hadal rasmi ah uga furmay Nairobi.

Dowlad degaanka Soomaalida Ethiopia iyo Jabhada ONLF ayaa bilaabay wada hadal rasmi ah oo uga furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Ethiopia, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa hogaaminaya xubnaha wada hadalka la galaya jamhadda ONLF, taasoo muddo dheer dagaal kula jirtay dowladda Ethiopia.
Waa wada hadalkii labaad oo dhexmaraya labada dhinac tan iyo sannadkii 2012, xilligaas oo shir sidaan oo kale ah la isugu yimid, balse wax natiijo ah shirkaas lagama gaarin.
Arrimaha ugu weyn ee shirkaan la filayo inay kasoo baxaan ayaa ah xabbad joojin labada dhinac ay heshiis ku gaaraan iyo in lasoo afjaro colaada.
Wada hadalkaan ayaa loo arkaa talaabo dhanka wanaagsan loo qaaday laguna soo afjarayo qalalaasaha in muddo ah ka taagaanaa Gobolkaas.
Jabhada ONLF ayaa muddo dheer dagaal hubaysan kula jirta Dowladda Ethiopia dagaalkaas oo ay dad badani ku naf waayeen kumanaan kalena ku baro kaceen

Commentaires

Posts les plus consultés de ce blog

Somaliland : DP World débarque à Berbera

L'accord passé début mai entre le port de Berbera et DP World a été finalisé le 29 janvier 2018 après la visite au Somaliland de Sultan Ahmed Ibn Sulayem, PDG de l'opérateur dubaïote. Le protocole d’accord, confirmé par le directeur du port, Ali Mohamed, porte sur la construction, d’ici à dix ans, d’un terminal d’une capacité de 200 000 conteneurs par an, donné en concession pour trente ans à  DP World . L’opérateur devra débourser 442 millions de dollars (près de 400 millions d’euros) pour réaliser et équiper les 650 mètres de quais. Le dragage (estimé à 500 millions de dollars) et la construction de la route qui reliera le port à l’Éthiopie (pour le même prix) restent à attribuer. Annoncé en mars, le contrat qui prévoit que 30 % du fret éthiopien transitera à terme par Berbera n’a en revanche pas été confirmé par Addis-Abeba

Shirka Wadatashiga IGAD oo Muqdisho ka socda

Mustafaa suxuufi Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda Shirka wadatashiga dalalka IGAD ku midoobey, waxaana Shirkaan looga hadlaayo arrimo dhowr ah oo ku saabsan dalalka IGAD. Shirkaan ayaa inta badan waxaa diiradda lagu saaraya hanaanka xuduudaha dalalka IGAD sidii layskaga gudbi lahaa fiisa la’aan. Waxaa Shirkaan ka qeyb galaya xubno ka socda dalalka IGAD Dowladda Dhexe ee Soomaaliya iyo sidoo kale maamul goboleedyada Wakiilo ka socda. Shirkaan ayaa ka socda xarunta Ciidamada AMISOM ee Muqdisho , waxaana uu noqonaya Shirkaan  kii ugu horeeyay ee noociisa ah ee lagu qabto Magaalada Muqdisho. Sanadyadii ugu dambeeyay dalalka IGAD ayaa dadaal badan ku bixinaayay sidii loo hagaajin lahaa Xiriirka socdaalka ee dalalkaasi ka dhaxeeya
Jalousie maladive : l'amour à la vie à la mort ? HISTOIRE REEL, Je suis devenu solitaire Et je sens une impression le vide en moi Donc j’ai peur, qu’il m’arrive de ne penser personne d'autre que moi-même. Mais quand je me demande (que est ce qu’il m’a poussé cette solitude?) Au fond moi je vois   un homme seul et triste, Et qui n’a pas assez des forces Pour affronter cette évidence Il me faut plus de temps pour avancer. Alors, dans mon esprit il y a un trouble Une partie de mon esprit refuse cette conception de solitude Et il y a une question qui est devant moi Comment oublier mon passer ? Tant qu’à ne jamais dépasser le borne. Mais si j’oublie   mon passer J’ai l’impression que j’ai trahi mes gosses J’ai essayé   de trouver des aboutissements Pour maintenir   l’espoir, Mais mon cœur diminue aussi vite que   ma vie Et il est quasiment d’impossible de reste sans rien faire Il est hors de question   ...