Daad reer jabuti ah oo ka qaaxaan dalkoodi
Maalmahan waxa quul quulaya daad reer bouldhuuqo oo guuryihi ay daaganayeen dawlaadu ka jaajabisay iyo dokumantigi iyo aqoosiyadoodi ka gubeen.
Daadkas oo dowlaadu ku edeeysay inay dagaanayen dhuul sharcidara ah, dhuulkas oo dowladu ka iibisay shirkaado gaar ah .
Daarad 8:00 subaxnimo aya dowlaada jabuti aya xafaada buldhuuqo iyaado guuryihi ay daaganayen ka buurburisay kana guubtay alabtoodi. Daadkas oo ah daad reer jabuti ah oo daanyar ah.
840 qoos aya haada jooga xafaada dameerjog ay cudaanka jeendaraanka oo minatariga ka tirsan ay halka ku hayaan.
Daadka oo iskugu jira wayeel dumaar iyo caruurtodi, masuliyiin dowlaada ka tiirsan aya ugu taagtay xafaada dameerjog siday uu la hadlaan daadka qaxaay balse way diiden oo ku gacaan saydheen .
Daadkas oo sheegay inay uu sijeedan dalka somaliland ee dariisk ah.
Balse dowlaada jabuti kama ogoolan donto dalka inay ka baxaan.
Warbixina daambe kala soocda web sidkaan

Commentaires
Enregistrer un commentaire