Accéder au contenu principal


Shacabka Itoobiya oo Ogaaday Dhagar Ay Ciidanka Wayaanuhu Maleegayeen


Mustafa suuxufi online Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in shacabka gumaysiga kuhoos nool looga digay falal ay ciidamada sirdoonka wayaanuhu ku howlan yihiin oo dad iyo duunyo baabi’in ah.
Sida xogta aan kuhelayno shacabka ree Itoobiya ayaa helay xog kusaabsan qorshe shacab badan lagu laynayo oo ay wadaan ciidamada sirdoonka wayaanaha, kaas oo hadana ladoonayo in lagu eedeeyo isla shacabka si loo xasuuqo.
Xogta ay shacabku isla saraakiisha wayaanaha ka heleen ayaa ah in ladiyaariyo qorshe lagu qarxinayo baabuurta basaska ah ee ay dadwaynuhu aadka u raacaan ee wadanka kashaqeeya gaar ahaa kuwa shirkada Salam Bus oo ay dad badan raacaan.
Qorshahan ayaa lasheegay in lala damacsanaa dhowr goobood oo ay basasku sixoogan dadka uga qaadaan waxaana kamid ah magaalada Dirdabe iyo kuwo kale, waxaana la ogaaday in uu qorshahan fuli lahaa todobaadkan dhexdiisa.
Qorshahan ay ciidamada wayaanuhu soo maleegeen ayaa qayb ka ah dad iyo duunyo baabi’inta ay xukuumada wayaanuhu wado, waana mid kamid ah dhaqamada gumaysta yaasha aduunka lagu yaqaano.
Ma aha markii ugu horaysay oo ay ciidanka wayaanuhu qaraxyo kasameeyaan gudaha wadanka, waxaana laxasuusan yahay qaraxii Masaajidka Wayn ee Anwar ee magaalada Addis Ababa, kaas oo qarxintiisii kadib ay uqaqabteen dad badan oo muslimiin ah.
Dadka siyaasada kafaalooda ayaa dhaqanka ay ciidanka wayaanuhu bilaabeen kutilmaamay mid naflacaari nimo ah oo lexjeclo aan lahayn, waxaana lasheegay in wadamada burburaya ay talaabooyinkan oo kale qaadaan

Commentaires

Posts les plus consultés de ce blog

Geeridii iyo aaskii Allaha u Naxariistee Cabdirashiid Cali sharmaarke

Djibouti : DP World chassé du port de Doraleh

PORT DE DORALE  Le gouvernement djiboutien a annoncé jeudi soir sa décision de mettre un terme au contrat qui le lie à l'émirati DP World, gestionnaire du terminal à conteneurs de Doraleh. Le pouvoir dubaïote annonce avoir saisi la Cour d'arbitrage de Londres. Coup d’éclat ou coup de force ? La décision, annoncée le soir du jeudi 22 février par le gouvernement djiboutien, de mettre un terme, unilatéralement, au contrat de concession signé en 2006 et pour une période de 30 ans, avec  l’opérateur dubaïote DP World,  provoque de sérieux remous le long des quais. Le gouvernement de Djibouti a saisi illégalement le terminal à conteneurs de Doraleh, accuse le pouvoir dubaïote Le ton de la réponse, donnée dans la foulée par les autorités de l’émirat, propriétaire de l’opérateur portuaire, laisse même envisager un regain de tension diplomatique entre les deux pays. « Le gouvernement de Djibouti a saisi illégalement le terminal à conteneurs de Doraleh », accuse l

Somaliland : DP World débarque à Berbera

L'accord passé début mai entre le port de Berbera et DP World a été finalisé le 29 janvier 2018 après la visite au Somaliland de Sultan Ahmed Ibn Sulayem, PDG de l'opérateur dubaïote. Le protocole d’accord, confirmé par le directeur du port, Ali Mohamed, porte sur la construction, d’ici à dix ans, d’un terminal d’une capacité de 200 000 conteneurs par an, donné en concession pour trente ans à  DP World . L’opérateur devra débourser 442 millions de dollars (près de 400 millions d’euros) pour réaliser et équiper les 650 mètres de quais. Le dragage (estimé à 500 millions de dollars) et la construction de la route qui reliera le port à l’Éthiopie (pour le même prix) restent à attribuer. Annoncé en mars, le contrat qui prévoit que 30 % du fret éthiopien transitera à terme par Berbera n’a en revanche pas été confirmé par Addis-Abeba