Mustafa suuxuufi online Waxaa in dhawaale shacabka Soomaliyeed ay sugaayeen mar un in ay arkaa dalka Soomaliya la jaan qaado aduunka intiisa kale taa oo hada aad moodid hal sano ay jirta Dowlada uu garwadeenka ka yahay Madaxweyne Farmaajo wax badan ka qabatay Waxaa in dhawaalo dadka Soomaliyeed ay sugaayeen in dulimaad habeen ah la helo oo ka baxo caasiimada Soomaliya taa oo caawa rumooday ka dib markii ay caawa diyaarad rakaab sida ay ka duushay garoonka Caalamiga ee magaalada Muqdisho Diyaarada caawa oo xili habeen duushay ayaa dadka saarnaa waxaa ka.mid ahaa wasiirka Maaliyada Soomaliya Mudane Beyle
Waana guushii la koowsatay sanad guuryada madaxweyne Farmaajo oo caawa sanad jirsatay.
Commentaires
Enregistrer un commentaire