Accéder au contenu principal
Taliska Wayaanaha oo Mar Kale Is Khilaafay & General Samore oo Xilka Laga Qaadayo

Mutafa suuxufi online Wararka naga soo gaadhaya wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya xiisad hor leh oo mar kale ka dhex qaraxday saraakiisha wadanka gumaysiga Itoobiya ugu saraysa, kuwaas oo dhowr jeer oo hore khilaafkooda loo fagaareeyay.
Sida xogta aan kuhelayno garabkii TPLF ee guulaystay ayaa hal hal ucuni raba saraakiisha baaqiga ka ah garabkii laga reeyay ee wali xilalka kahaya wadanka, kuwaas oo ladoonayo in lagu badalo xubno kamid ah garabka ay guushu raacday dagaalkii TPLF udhaxeeyay.
Saraakiisha talada wadanka ku amar kutaaglaysa ee TPLF ta ubadan ayaa keenay qorshe xilka looga qaadayo taliyaha guud ee ciidamada wayaanaha Genaral Samore Yonis, kaas oo lafikir ahaa kooxdii laga guulaystay ee TPLF.
General Samore Yonis oo ah rugcadaa in badan ka dhex muuqday siyaasada Itoobiya isla markaana ahaa nin mudo dheer faraha dhiig kula soojiay oo dambiyo dalka iyo dadkaba kaqaba ayaa ladoonayaa in xilka laga qaado si ay suura gal unoqoto in maxkamad lasoo taago ama cidlo lagu cuno.
Kooxda qowlaysatada ah ee ay guushu raacday ayaa doonaya in ay Samore kusheegaan in uu howlgab yahay oo duqoobay, waxaana lasheegayaa in ay jagadaas uwadaan mid kamid ah labadii Janaraal ee todobaadkii hore darajadooda lagaadhsiiyay Janaraal buuxa, waxaana lagu wadaa in uu Samore Noqdo oday gurigiisa ku ekaada.
Arintan oo kamid ah sicir bararka siyaasadeed ee wadanka Itoobiya kajirta ayaa lasheegay in uusan Samore ogolaan doonin isaga oo adeegsan doona wuxuu awood hayo, waxaana lasheegayaa in uu kujiro is difaac aad usareeya, isaga oo kabaqaya in banaanka ladhigo isagoo wadanka dambiyo kaqaba.
Arintan ayaa makhraati ka ah is aaminaad darada iyo is barbar yaaca ka dhex jira xukuumada wayaanaha, waxaana larumaysan yahay in uu wadanku sifiican u hayo wadadii burburka.

Commentaires

Posts les plus consultés de ce blog

Geeridii iyo aaskii Allaha u Naxariistee Cabdirashiid Cali sharmaarke

Djibouti : DP World chassé du port de Doraleh

PORT DE DORALE  Le gouvernement djiboutien a annoncé jeudi soir sa décision de mettre un terme au contrat qui le lie à l'émirati DP World, gestionnaire du terminal à conteneurs de Doraleh. Le pouvoir dubaïote annonce avoir saisi la Cour d'arbitrage de Londres. Coup d’éclat ou coup de force ? La décision, annoncée le soir du jeudi 22 février par le gouvernement djiboutien, de mettre un terme, unilatéralement, au contrat de concession signé en 2006 et pour une période de 30 ans, avec  l’opérateur dubaïote DP World,  provoque de sérieux remous le long des quais. Le gouvernement de Djibouti a saisi illégalement le terminal à conteneurs de Doraleh, accuse le pouvoir dubaïote Le ton de la réponse, donnée dans la foulée par les autorités de l’émirat, propriétaire de l’opérateur portuaire, laisse même envisager un regain de tension diplomatique entre les deux pays. « Le gouvernement de Djibouti a saisi illégalement le terminal à conteneurs de Doraleh », accuse l

Somaliland : DP World débarque à Berbera

L'accord passé début mai entre le port de Berbera et DP World a été finalisé le 29 janvier 2018 après la visite au Somaliland de Sultan Ahmed Ibn Sulayem, PDG de l'opérateur dubaïote. Le protocole d’accord, confirmé par le directeur du port, Ali Mohamed, porte sur la construction, d’ici à dix ans, d’un terminal d’une capacité de 200 000 conteneurs par an, donné en concession pour trente ans à  DP World . L’opérateur devra débourser 442 millions de dollars (près de 400 millions d’euros) pour réaliser et équiper les 650 mètres de quais. Le dragage (estimé à 500 millions de dollars) et la construction de la route qui reliera le port à l’Éthiopie (pour le même prix) restent à attribuer. Annoncé en mars, le contrat qui prévoit que 30 % du fret éthiopien transitera à terme par Berbera n’a en revanche pas été confirmé par Addis-Abeba