Accéder au contenu principal

Kenya iyo Soomaaliya oo dhexdhexaadinaysa ONLF iyo Itoobiya



Wada xaajood lagu soo afjarayo colaadda gaamurtay ee ragaadisay gobolka Soomaalida Itoobiya ayaa magaalada Nairobi uga socday sadexdii maalmood ee ugu danbaysay dawladda Itoobiya iyo ururka ONLF.
Wada hadallada oo wareegyadii hore ay dhexdhexaadinaysay dawladda Kenya ayay dawladda Soomaaliyana ku soo biirtay waxaana la filayaa in natiijo wanaagsan ay ka soo baxdo.
Labada dhinac ee la heshiisiinayo ayaa dhanka Itoobiya waxaa hogaaminayay madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar halka dhinaca ONLF uu hogaaminayo hogaanka arimaha dibadda Cabdiraxmaan Sh. Maadeey.
Dawladda Kenya ayaa waxaa wada xaajoodka ku matalayay madaxweynaha maamul gobolleedka Gaarisa Cali Bunow Qorane ayadoo gadaal uu kaga soo biiray hogaamiyaha xisbiga talada haya Aadan Barre. Sidoo kale waxaa wada xaajoodka ku jiray jilib culus ay kamid yihiin Senator Yuusuf Xaaji, Xildhibaan Yuusuf Xasan Indha-gamuun iyo danjire Maxamed Cabdi Afeey.
Dhinaca Soomaaliya waxaa kaalinta dhexdhexaadinta u matalaya wafti uu hogaaminaayo madaxweynaha maamul gobolleedka Jubbaland, Axmed Madoobe. Ayadoo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ay soo dhawaynayaan in xal waara laga gaaro qalalaasaha siyaasadeed ee galaaftay naf iyo maal badan ayaa hadana waxaa dadku aad u hadal hayaan wafuudda sadexda dal matalaysa iyo waliba tan ururka ONLF oo isku hal beel ka soo jeeda marka la tixraaco nadaabka qabaa’illada ee Soomaalidu ku dhisantahay, taasi oo dadku ay fasiladdo kala duwan ka bixinayaan.
Waxaa muuqata in waa cusub u baryaayo Geeska Afrika hadii xal waara laga gaaro colaadda gacan ka hadalka ee soo jiitantay, waxayna horseedi kartaa in dadku u jihaystaan ka faa’iidaysiga khayraadka Guuliheen ku manaystay Gayiga.

Commentaires

Posts les plus consultés de ce blog

Geeridii iyo aaskii Allaha u Naxariistee Cabdirashiid Cali sharmaarke

Djibouti : DP World chassé du port de Doraleh

PORT DE DORALE  Le gouvernement djiboutien a annoncé jeudi soir sa décision de mettre un terme au contrat qui le lie à l'émirati DP World, gestionnaire du terminal à conteneurs de Doraleh. Le pouvoir dubaïote annonce avoir saisi la Cour d'arbitrage de Londres. Coup d’éclat ou coup de force ? La décision, annoncée le soir du jeudi 22 février par le gouvernement djiboutien, de mettre un terme, unilatéralement, au contrat de concession signé en 2006 et pour une période de 30 ans, avec  l’opérateur dubaïote DP World,  provoque de sérieux remous le long des quais. Le gouvernement de Djibouti a saisi illégalement le terminal à conteneurs de Doraleh, accuse le pouvoir dubaïote Le ton de la réponse, donnée dans la foulée par les autorités de l’émirat, propriétaire de l’opérateur portuaire, laisse même envisager un regain de tension diplomatique entre les deux pays. « Le gouvernement de Djibouti a saisi illégalement le terminal à conteneurs de Doraleh », accuse l

Somaliland : DP World débarque à Berbera

L'accord passé début mai entre le port de Berbera et DP World a été finalisé le 29 janvier 2018 après la visite au Somaliland de Sultan Ahmed Ibn Sulayem, PDG de l'opérateur dubaïote. Le protocole d’accord, confirmé par le directeur du port, Ali Mohamed, porte sur la construction, d’ici à dix ans, d’un terminal d’une capacité de 200 000 conteneurs par an, donné en concession pour trente ans à  DP World . L’opérateur devra débourser 442 millions de dollars (près de 400 millions d’euros) pour réaliser et équiper les 650 mètres de quais. Le dragage (estimé à 500 millions de dollars) et la construction de la route qui reliera le port à l’Éthiopie (pour le même prix) restent à attribuer. Annoncé en mars, le contrat qui prévoit que 30 % du fret éthiopien transitera à terme par Berbera n’a en revanche pas été confirmé par Addis-Abeba