Safaarada Somalia ee libya iyo Xubno dhawaan gaaray dalkaas oo ay Dowlada u dirtay Xubnaha in ay soo ogaadaan Somalida dalkaa ku dhibaateeysan ayaa maanta waxaa lagu wadaa in muqdisho laga soo dejiyo Tobaneeyo dhalinyaro ah oo iyagu ogolaadeyn in dalka dib loogu soo celiyo.
Somaalida qaar ayaan la soo sheegaya In ay diideyn in dalka dib loogu soo celiyo kuwaas oo weli ku hanweyn in ay aadaan dhinacaa iyo Yurub.
Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub, Ambassador Ali Siciid Fiqi ayaa sheegay in Maalma kadib oo ay ku sugnayeen dalka Libya ay ku guuleysteen in ay dhalinyaradaas tahriibayaasha ah ay ku soo celiyaan Soomaaliya.
Mid ka mid ah Dhalinyaradaas ayaa ka dalabday dowladda Soomaaliya in ay sidoo kale soo badbaadiyaan Dhalinyaro kale oo weli ku dhibaateysan Libya sidoo kalena loo fuliyo balan qaadyo loo sameeyay
Somaalida qaar ayaan la soo sheegaya In ay diideyn in dalka dib loogu soo celiyo kuwaas oo weli ku hanweyn in ay aadaan dhinacaa iyo Yurub.
Mid ka mid ah Dhalinyaradaas ayaa ka dalabday dowladda Soomaaliya in ay sidoo kale soo badbaadiyaan Dhalinyaro kale oo weli ku dhibaateysan Libya sidoo kalena loo fuliyo balan qaadyo loo sameeyay
Commentaires
Enregistrer un commentaire